26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo caawa booqday dadki ku dhaawacmay qaraxii maanta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa  booqdey dhaawacyada  ku waxyeelloobay qarixii  maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey  ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada daran loo sameyn doono daryeel caafimaad oo dibedda ah

2

3

unnamed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*