26th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Cabdixakiim wahaabi oo ku geeriyooday Hargaysa

Innaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Ilaahay ha u Naxariisto C/xakiim Wahaabi oo saaka Hargeysa ku geeriyoodey , ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan allah ha ka siiyo .
Aamiin. Aamiin

Image result for ‫إنّا لله و إنّا إليه راجعون)‬‎

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*