26th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa maanta soo magacaabay ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoona u magacaabay Xasan Cali Kheyre.

Xassan Cali Kheyre waa shaqsi ka mid ah dadka deggan dalka Norway, wuxuuna la soo shaqeeyey hay’adda NRC ee lagga leeyahay dalkaasi Norway iyo Soma Oil and Gas.

Hadaba wixii war ah ee ku aadan ra’iisal wasaaraha cusub iyo sababta uu madaxweeynaha ku doortay waan idiin soo gudbin doonaa haddii illaahay uu idmo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*