Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Meydka Allah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse), ayaa saaka laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaas, iyadoona magaalada aas qaran loogu samayn doono. Wafti uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda waqtigeedu dhammaaday …
14th May 2025 admin
¡¡¡Wuxuu Geed Ku Meeraba Cali Khaliif Siilaanyo Maw Galay¡¡¡”Abdullahi Spanish” Teer iyo bilowgii ilbaxnimada beni-aadanka, waxa jirey dad dadaal ugu jirey in ay gaadhaan ama yeeshaan awood ay shacabka iyagu say rabaan ugu maamushaan. Laakiin intii ka horraysey qarnigii 20nad …

14th May 2025 admin
Safarka ugu horeeya ee madaxweyne Farmaajo iyo meesha ugu haboon Safarkiisa Madaxweynaha Soomaaliya ee dhowaan la doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, oo xukunka qabtay Soomaaliya oo ay ka jirto abaar aad u xun iyo Biyo La’aan, ayaa hadana waxa jira degaano …

14th May 2025 admin
Khudbaddii, Socdaalkii, halku dhegii uu Xasan Culusoow uu ka soo kaban kari waayey Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow oo markii xilka loo dhaariyey, ay la taliyaal u noqdeen Rag aan khibrad badan u lahayn siyaasadda iyo beelaha Soomaaliyeed , …