18th April 2024  admin  Category :

Meydka Allah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse), ayaa saaka laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaas, iyadoona magaalada aas qaran loogu samayn doono.

Wafti uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda waqtigeedu dhammaaday ee Soomaaliya kana mid ah sanatarada aqalka sare ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa ku wajahan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

16736340_796423127192239_1193452924_n 16736441_796423223858896_1499610859_n 16736729_796423167192235_1833184378_n 16754122_796423400525545_1192151218_n 16754139_796423150525570_1704698677_n 16779799_796423177192234_364640375_n 16780178_796423200525565_139584426_n

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*