Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Isbitaalka National oo Dhowaan Laga Hirgeliyey Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso.…

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Kaydka Shidaalka Diyaarada ha ee shirka ‘’DS Aviation Fuel Company’’. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017 …

27th November 2026 admin
Gaas “Puntland uma baahna Buuq iyo Khilaaf” Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xaalada ka jirta Puntland, iyo waxyaabo badan uu u qabsoomay maamulkiisa saddexdii sano ee uu xilka hayay. C/wali Gaas oo wareysi siiyay Idaacada Daljir …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo Abaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Furay shir heerkiisa sareeyo oo laga hadlaayo Arimaha Abaaraha ka Jiro Soomaaliya. Shirkan oo ah kii …







