Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Isimada Puntland oo ka hadlay  amaanka Boosaao, baaqna u diray nabaddiidka https://youtu.be/GBF9kbyaqbw…

27th November 2026  admin  

Dawladnimaddii Puntland oo qarka u saaran inay burburto. Labaddii Tiir ee  ugu muhiimsan dawladnimadu ,  waa amniga iyo caddaladda. Maanta dawladda Puntland  labadII  Tiir ee dawladnimadu ku dhisnayd  ayaa weerar lagu yahay, Waxaana wiiqaya oo weerar ku ah madax hore …

27th November 2026  admin  

Daawo gacan ku dhiiglayaashii Boosaaso ku dilay Taliye Jamac saxardiid iyo madaxdii kale ee Puntland. https://youtu.be/6lvA_0mGH1E…

27th November 2026  admin  

566 Views Mudanayaasha Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre anayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi …