Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th May 2024  admin  

Waxaa ka furmay tuulada Habarshiro ee gobolka Sanaag shirweenihii bahwadaagta Reer Saalax; shirka ayaa looga hadli doonaa arrimo badan oo quseeya beesha iyo midka guud ee quseeya deeggaanka, waxaana la fillayaa in shirkaas uu socon doono muddo dhan shan iyo …

9th May 2024  admin  

Waxaa maanta degmada Boocame ee Gobolka Sool, Aas Balaadhan Loogu sameeyay Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo kamid ahaa Isimada dhaqanka Beesha Dhulbahante, Oo dhowaan ku geeriyooday dalka Turkiga …

9th May 2024  admin  

“Siyaasaddu waqti badan waa inaga qaaday, natiijo fiicana kama hayno” https://youtu.be/0ghFb_ASFME  …

9th May 2024  admin  

Qof Dumar ah, oo Dadqalatooyinka koonfura Soomaliya ka mid ah, oo Gaari wadata  ayaa qaraxii Gaalkacayo Fulisay   Magaalada Gaalkacyo saakay waxaa lagu weeraray laba baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaana lala beegsaday xero dayax.   Qaraxa hore …