Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th April 2024  admin  

Qaraxyo ka dhacay xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacayo Xero Dayax, oo ah meesha ay dawlada Puntland ka dhisaysayy 100 ka Dukaan,  oo iminka dadka loo dhisayey kana agdhow meesha ay ku taalo xarunta dawlada hoose ee Gaalkacyo ayaa waxaa ugu …

27th April 2024  admin  

Ninkan Warsangeli, reerkii uu ka dhashay ayaa ka diiday huuhaadii  ay SNM ku soo shubteen, maantana Dhulbahante ayuu ula tegay huuhaadii ahayd “waa la idin diiwaan gelinayaa” oo Isaaq ayaa tirinaya ina qof oo Dhulbahante yahay …

27th April 2024  admin  

Siilaanyo iyo Ciro khudbadihii ay ka jeediyeen gobolka Sool, waxay ahaayeen kuwo  isku mid ah,  waxayna ka wada hadlayeen  dhaantada ay la ciyaarayaan Khatumada Cali Khaliif https://youtu.be/r6EKc2Tegu0 …

27th April 2024  admin  

Mid ka mid ah dhalinyaradii ka soo jeeday  beelaha Sool iyo Sanaag,  oo Isimnimadda  dhaxalka u helay iyaga oo aan u diyaarsanayn, ayna u sii dheer ahay jacaylka ay  u qabaan  SNM  ayaa gacan ku dhiigle Siilaanyo oo sideetan jir …