Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2024  admin  

Isku deygii beesha Isaaq ay ku damacsanaayeen ineey ka hirgeliyaan diiwaan gellinta gobolka Sanaag ayaa ku dhamaaday fashil iyo kalla yaac. Fashilintaas lagu sameeyay qorshayaashii beesha Isaaq, ayaa waxaa iska leh amaanteeda guud ahaan shacabka Puntland, gaar ahaana dadka deegaanka …

10th May 2024  admin  

Dadka gobolka Sanaag ayaa meel cad iska taagay sida ay uga soo horjeedaan duulaanka qaawan ee beesha Isaaq ku soo qaadeen dhulka Warsangeli, waxaana loogu baaqay in ciidankooda iyo sanaadiiqdooda labadaba ay kulla noqdaan guryahooda. …

10th May 2024  admin  

Qaar ka mid ah jaaliyad Warsangeli ee Ingiriiska ayaa ku tilmaamay waxa SNMta ay ka waddo gobolka Sanaag mid aan ka shaqeeneen dhul weeynaha Warsangeli; sidoo kalle, waxaa ay sheegeen in dadka Soomaaliland la isku oran jiray ay sheekedeeda soo …

10th May 2024  admin  

Waxaa welli ka socda gobolka Sanaag mudaaharaadyada iyo baaqyada looga soo horjeedo cadawga beesha Isaaq. Beesha Isaaq ineey deegaanka soo gallaan waxaa u sahlay dad deegaanka ka tirsan oo iyagu ah callooshood u shaqeeystayaal. …