26th July 2024  admin  Category :

Qaar ka mid ah jaaliyad Warsangeli ee Ingiriiska ayaa ku tilmaamay waxa SNMta ay ka waddo gobolka Sanaag mid aan ka shaqeeneen dhul weeynaha Warsangeli; sidoo kalle, waxaa ay sheegeen in dadka Soomaaliland la isku oran jiray ay sheekedeeda soo xirantay midoobgii Koonfurta iyo Waqooyiga, maantana aysan quseeyn maalin 18 May oo beesha Isaaq ee Soomaalinimada neceb ay sameeysteen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*