27th July 2024  admin  Category :

Shirweynaha Beesha Warsangeli waa in uu noqdaa mid dhamaystiraya Go’aamadii ka soo baxay Shirarkii ka horeeyey oo horay loo qabtay

Fadlan u duceeya odayaasha ka muuqda Shirkan oo ay u timi Geeridii Xaqa ahayd Cabdulaahi Aadan Guray iyo Xasan Cabdi Yuusuf (Xasan Ogaadeen). Waa labada Oday oo ugu horeeya muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*