Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2024  admin  

Magaalada Gaalkacayo gaar ahaan Hotel  Al-jaziira waxaa ka qabsoontay xaflad qado sharaf ah oo si weyn loo agaasimay , xafladaas oo salka ku haysay Meherka lamaanaha is calmaday oo kala ah Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil “Cawl” iyo Faaiza Cabdirsaaq Nuur …

10th May 2024  admin  

  Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Itoobiya ayaa maanta 25 Agoosto, 2016 gaaarey magaalada Istaanbuul ee xarunta Ganacsiga ee dalka Turkiga, kaddib markii uu Madaxweynuhu marti qaad …

10th May 2024  admin  

Meydka Alle haunaxariistee Marxuum Maxamed Cali Samatar ayaa daqiiqado ka hor laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa Salaam Meyd ku siiyay Garoonka Markii Meydka lasoo dajiyay, …

10th May 2024  admin  

(GarooweOnline) Wararka uu helayo warsidaha Garowe Online ayaa sheegaya in madaxda dowladda Federalka Somalia xusul duub ugu jiraan sidii loo laali lahaa dhismaha Aqalka sare ee Barlamanka Somalia kaasoo kamid ahaa dhismihiisu waxyaabihii horay loogu hishiiyay maadama ay dhici wayday …