Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2024  admin  

Gurigii ay Muqdisho ka deganayd Caasho Axmed Cabdalle ayaa waxa bililiqaysay mid ka mid ah Moryaanta caan baxday ee Muqdisho Gurigan oo ay lahayd wakaaladdii Somali Airlines, ayaa waxa uu ahaan jiray  mid aad u dayacan. Laakiinse waxa lacag badan …

20th May 2024  admin  

Dadqalatooyinkii geystey falkii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka oo la raadinayo Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay’adaha amniga ee Puntland in ay soo qabqabtaan dhagar qabayaasha kooxda alshabaab ee geystey falkii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo …

20th May 2024  admin  

Wadada Wadaagsin ee isku xirta Gaalkacyo iyo Garacad ayaa mareeysa meel fiican, wadada ayaa dhererkeeda uu yahay 280 kiiloomitir, waxaana la dhameeystirey 170 kiiloomitir. Howsha ayaa welli socota waxeeyna u baahan tahay qarash maadaama ay ka dhimantahay 110 kiiloomitir soo …

20th May 2024  admin  

Shacabka: Madaxweeyne qarax iyo amni darro ayaa na heeysata ee maxaad xal u heeysaa? Madaxweeyne Hassan: Doorashadaa! Doorashada cid aan anniga aheen ma ku soo baxeedo. Shacabka: Doorasho kuma weeydiin ee qarax iyo amni darro ayaan kaalla hadleeynaa. Madaxeeyne …