27th July 2024  admin  Category :

Wadada Wadaagsin ee isku xirta Gaalkacyo iyo Garacad ayaa mareeysa meel fiican, wadada ayaa dhererkeeda uu yahay 280 kiiloomitir, waxaana la dhameeystirey 170 kiiloomitir. Howsha ayaa welli socota waxeeyna u baahan tahay qarash maadaama ay ka dhimantahay 110 kiiloomitir soo gabagabeenta hawshaas.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*