29th March 2024  admin  Category :

Waxaa ka furmay tuulada Habarshiro ee gobolka Sanaag shirweenihii bahwadaagta Reer Saalax; shirka ayaa looga hadli doonaa arrimo badan oo quseeya beesha iyo midka guud ee quseeya deeggaanka, waxaana la fillayaa in shirkaas uu socon doono muddo dhan shan iyo toban cisho.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*