Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
11th January 2025 admin
Shirkii Telefoonka ee Qurba joogta reer Maakhir maalintii shalay maxaa ka soo baxay? Maalintii shalay quba joogtii reer Maakhir ee isugu jiray Rag iyo Dumar, oo ka soo qayb gal khadkii telefoonaka ay ku balansanaayeen, dhamaantood waxay ahaayeen dad ka …
11th January 2025 admin
Quba joogta ka soo jeeda Sool iyo Sanaag , ayaa soo dhoweeyey Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne k/xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Camay, oo lagu hakiyay dhammaan howlihii doorashooyinka Xubnaha Aqalka hoose ee Barlamaanka federaalka ee ka soconayay magaaladda …
11th January 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo La Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Shiinaha. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Shiinaha gaar ahaan caasimadda ganacsiga waddankaasi ee Shanghai ayaa la kulmay masuuliyiin ka tirsan …
11th January 2025 admin
Warshada kalluunka Laasqoray ,Gobolka Sanaag Somalia, waxa lagu dhisay heshiis iskaashi oo dhexmaray dawlada JDS, iyo dawlada Midowga Soofiyeeti. Dhismaheeda iyo mashiinada lagu aasaasay oo aanay ku jirin laashashka iyo hubka kalluumaysiga waxa lagu qiyaasay kharajka ku baxay lacag dhan …