26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay safiirka Mareykanka ee Somalia

farmaajo stephenfarmaajo stephen1Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Mareykanka ufadhiya dalka Soomaaliya Stephen Schwartz.

Madaxweynaha iyo safiirka  oo la sheegay inay ku wada noolaayeen isku magaalo ayaa ka wada hadlay arimaha abaaraha iyo gurmadka.Hoos ka daawo sawirada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*