Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Labo nin uu Cali Khaliif u soo dirsaday inay jeeb baarasho ku soo sameeyaan Qurba joogta Khaatumo ayaa fashimaly Madaxweyne kuxigeenka iyo wasiirka arimaha dibadda maamulka khaatumo oo labaduba la qabsan waayay siyaasada Cali Khaliif ayaa maalmihii u dambeeyay dibad …

13th May 2025 admin
Madaxweynaha Hirshabeele Cosoble, wuxuu ka soo jeeda gobolka Hiiraan, oo ka mid ah gobolada Soomaaliyeed ee aan badda lahayn. Wuxuuna magcaabay labadan wasaaradood. Wasiirka wasaaradda dekeddaha iyo Gaadiidka badda iyo wasaaradda Kaluumaysiga iyo kheyraadka badda. Inta siyaasiyiinta Hawiye raadinayaan ‘Bareejo …

13th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo oo caawa booqday dadki ku dhaawacmay qaraxii maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada daran loo sameyn doono daryeel …

13th May 2025 admin
“Qofkii soo sheega baabuur qarax ah waxaa lagu abaal marin doonaa Boqol kun oo dollar” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa ku celiyay hadal uu ka dhawaajiyay intii uu ololaha doorashada ku jiray, kaasoo ahaa in qofkii soo sheega …