Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd January 2025  admin  

Tobon sano fasax shaqada lagama siin, Lix sano iyo 8 bilood musahahar lama siin Gangamaya Kumal, waa 45 jir, ka soo jeeda tuulo ku taal dalka Nepal. Sacuudiga waxay u timid inaay Jaariyad ka noqoto Gabadhan lixdii sano iyo sideedii …

23rd January 2025  admin  

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb. Francisco Madeira ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii arbacadii la soo dhaafay ka dhacday Golaha Shacabka. War saxaafadeedka ka soo baxay Wakiilka Midowga Afrika …

23rd January 2025  admin  

Jawaariyoow Adaa Jiitayoon Aqalkan Joogeyne. Jeelka Loo Taxaabyoow Kolkaad Baydhabo U Jihato. Xasan Khayre Suu Kuu Jirrabey Mari Jawaabteeda. Baarlamaanku Jimic iima Gelin Tan Iyo Jeerkii Dheh. Kuwii Jifideey Ahaana wax bey Igu Jaguugeen Dheh. Ju’ Markaan Iraahdaba Codkay Igu …

23rd January 2025  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 6 April 2018 ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey …