Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2024  admin  

Argagixisdii alshabaab ee beesha Isaaq taageerada ka heli jiray ayaa  hadda   sheegay  inay ka caraysan yihiin labo wasiir ka soo jeeda gobolka sanaag oo dhowaan nooqasho ku yimid gobolkaas https://youtu.be/DB9UeQoeJHo…

28th April 2024  admin  

Alshabaab iyo Somaliland oo wada socda ayaa  soo weeraray Tukaraq, gobolka Sool. Ciidamo aan haybtooda la garanayn oo Calankii madoobaa iyo kii SNM wada  wata ayaa gudaha u soo galay degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Dagaal ayaa hadda ka socda …

28th April 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa caawa oo taariikhdy tahay 07 January 2018 ka qayb galay kulan wadatashi ah oo udhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo dawladda Puntland. Madaxwaynaha aya waxaa kulanka wada tashiga ku wehelinayay Madaxwayne …

28th April 2024  admin  

Bosaso kulan lugu tageerayo dhismaha Garoonka diyaarada Bosaso iyo Sadaasha hawada ay la soo wareegtay dowlada Soomaliya ayaa Maanta lugu qabtay hoolka shirarka huteel bulsho Ee Magaalada Bosaso. Kulankan ayaa sidoo kale waxaa lugu soo dhoweyneyey Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdilaahi …