Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th March 2024  admin  

Waxaa maanta si diiran loo soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee KMG ee Caasimadda Puntland ee Garoowe Wasiirka Qorshaynta, Iskaashiga iyo xirirka caalamiga dowlada Faderaalka Soomaliya Am Jamaal maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminaayo. Wafttigaan oo ka soo kicitimay magaalada Mogdisho …

29th March 2024  admin  

Daawo saamayntii ay ku yeelatay “dhulka laysku haysto”  beelaha Harti ee waqooyiga Soomaaliya. Madaxda SNM ee beelaha Isaaq nasan maayaan ilaa  inta  bulshada gobolada Sanaag iyo Sool ay ku wada  dhamaanayaan xeryo Qaxooti, iyaga oo la kala barakiciyey degaanadoodii sida …

29th March 2024  admin  

Mahad Salaad oo siyasadeeyey Islaantii Qaybdiid sheegay in Musquha loogu galay, oo wax ka run ah aan ilaa hadda la ogayn. Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya mark ay bulshadooda kicinayaan dhaqanba dhaqanka uu  ka xun ayeey bulshadooda u sheegaan, si ay u …

29th March 2024  admin  

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maalmahan waxaa kusugnaa wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Amniga dawlada Puntland mudane Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad kuwaas oo u kuur galaya Amniga guud ee gobolka Mudug. Wafdiga Wasiirka ayaa maanta booqasho ku tagay …