26th July 2024  admin  Category :

Bosaso kulan lugu tageerayo dhismaha Garoonka diyaarada Bosaso iyo Sadaasha hawada ay la soo wareegtay dowlada Soomaliya ayaa Maanta lugu qabtay hoolka shirarka huteel bulsho Ee Magaalada Bosaso.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa lugu soo dhoweyneyey Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo Bosaso Imandoona.

Siyaasiyiinta,Waxgaradka iyo qurba joogta Reer Puntlnd Ee Bosaso ayaa kulankan uga hadlay qodobo dhowra oo ay ugu muhiimsantahay hanaanka geedi socodka iyo Horumarka Puntlnd iyo sidii hore loogu socon lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*