16th April 2024  admin  Category :

Alshabaab iyo Somaliland oo wada socda ayaa  soo weeraray Tukaraq, gobolka Sool.

Ciidamo aan haybtooda la garanayn oo Calankii madoobaa iyo kii SNM wada  wata ayaa gudaha u soo galay degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Dagaal ayaa hadda ka socda magaaladaas. Tukaraq waa magaalada galbeedka ka xigta caasimadda Puntland ee Garowe, ee uu hadda ku sugan yahay madaxweynaha Soomaaliyeed ee caalamku aqoonsan yahay Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*