Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweyne Culusoow oo doonaya 45 Xildhibaan Khaatumo iyo 34 reer maakhir, Maamulkii khasabka ahaa ee dawladda federaalku gadaal ka riixaysay ee la doonayey in maamul loogu sameeyo gobolada Sanaag iyo Sool , oo dhamaan Isimada Warsangeli iyo waxgaradkoodu diideen inay …

27th November 2026 admin
Ganacsade Cabdinaasir Cali Adoon oo ay qaraabo dhow yihiin Madaxweyne Xasan uuna Maraykanku saaray cunaqabatayn ayaa leh qayb ka mid ah hubka saaran markabka Sea World ee Puntland gacanta ku hayso, sida ay ii xaqiijiyeen ilo xogogaal ah. Adoon oo …

27th November 2026 admin
Wasiie Geesood oo lagu eedeeyey inuu doonayo saami qaybsi siman Warar aad loogu kalsoon yahay ayaa u sheegay ALLSANAAG. in Wasiirka Ganacsiga DFS Mohamoud Adan Geesood, oo ka soo jeeday gobolka Sanaag, uu wasiirka arimaha gudaha Cali Xoosh uu ka …

27th November 2026 admin
Beesha Cumar ee Warsangeli oo shirkii Laascaanood ay isugu soo hareen Fanaaniin iyo Fooxiyaal doonnaya madaxweyne ku xigeen …







