Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Magaca ‘Maxamed’ oo noqday kan ugu caansan ee loo bixiyo carruurta Britain sanadkii labaad Magacyada ugu caansan ee carruurta ku dhashay England iyo Wales sanadka 2024 ayaa la soo saaray, iyadoo Athena iyo Yahya ay markii ugu horreysay galeen 100-ka …

27th November 2026 admin
Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said ee Xuska πΊππππ ππππππ π 27-πππ ππ π¨πππππππ π·πππππππ . …

27th November 2026 admin
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo uu weheliyo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullaahi Ciise ayaa maanta kulan isxogwareysi la qaatay Cuqaasha, Waxgaradka , Aqoonyahanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Boocaame iyo 11 Tuulo oo hoos yimaada.…

27th November 2026 admin
Maamul leh astaan aan la aaqoon ayaan looga dhawaaqay magaalada laascaanood ee Gobolka Sool. Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Culusoow ayaan ku guulaystay maamulkii uu doonayey inuu ku kala qaybiyo bulshada Puntland, maamulkaas ayaan maanta looga …







