Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

𝗦𝗛𝗔𝗥𝗖𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗔𝗫𝗜𝗜𝗫𝗔 𝗛𝗢𝗚𝗚𝗔𝗔𝗠𝗜𝗬𝗘 𝗙𝗜𝗥𝗗𝗛𝗜𝗬𝗘 𝗘𝗘 𝗗𝗔𝗦𝗧𝗨𝗨𝗥𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗤𝗢𝗢𝗬𝗜 𝗕𝗔𝗥𝗜 (𝗪𝗕) 𝗫𝗔𝗚𝗚𝗘𝗘 𝗞𝗔 𝗧𝗜𝗠𝗜𝗗? Waxaan arkay in xaflad loo qabanayo saxiixidda Dastuurka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, waxaana meelaha qaar ku qoran in uu Hoggaamiye Firdhiye saxiixayo. Markaa waxaan isweydiiyay xaggee Hoggaamiye …

27th November 2026  admin  

Waxaan dhibtan u maraynaa in Laascaanood doorasho ka dhacdo oo madaxweyne Xasan Xildhibaano ka helo, Sadexda siyaasi ee kala dilay bulshada Puntland ee kala ah Firdhiye, Tima cade iyo Bidhaan, ayaa iyaga oo raali gelinaya kooxda Damul jadiid ee madaxweyne …

27th November 2026  admin  

Awdal State oo keliya ayaa hambalyo u diray Woqooyi Bari halka Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed ay ka gaabsadeen taas oo cadayn u ah sida Xasan Gurguurte aanu daacad uga ahayn. …

27th November 2026  admin  

Taladii lagala dhuuntay Suldaan Siciid iyo Garaad Jaamac meesha ay ka hirgalayso anigu garan maayo ” Wasiir Caydiid …