Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Dhooba Daareed oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalka Yemen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Cabdixakiin Maxamed Axmed, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalka Yemen Mudane Caydruus Qaasim Al -Zubeedi . Madaxweyne ku xigeenka iyo …

27th November 2026  admin  

MADAXWEYNAHA OO SAGOOTIYEY TALIYAHA HAWLGALADA GAARKA AH EE MARAYKANKA EE BARIGA AFRICA. Boosaaso: 08 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris oo wakhtigiisa …

27th November 2026  admin  

Waa tuma haweeneyda calanka u sidda barakicinta Falastiiniyiinta muddada 50-ka sano ka badan Haweeneydan ayaa lagu magacaabaa Daniella Weiss, waxaana eedeyn u soo jeediya Falastiiniyiinta iyo israa’iiliyiinta u ololeeya qaddiyadda Falastiiniyiinta. Israa’iiliyiinta la deegaameeyey ee falastiiniyiinta ka bara kiciyey daanta …

27th November 2026  admin  

XIL/𝗝𝗔𝗚𝗱 𝗜𝗩𝗞𝗘𝗘𝗗 U đ—«đ—šN 𝗔𝗠𝗔 𝗟𝗜𝗜𝗗𝗔𝗧𝗔 𝗠𝗔 đ—đ—œđ—„đ—§đ—ą 𝗔𝗳đ—Čđ—Č𝗳: inkastoo aan aaminsanahay in Dowlad Goboleedka loo dhiso deegaannadaas, haddana kuma qanacsani sida wax loo qaybsaday oo labo ka mid ah waxyaabihii isu dheellitiri lahaa maamulkaas ay dhinac isu raaceen sida …