Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Yaa idiin yeedhay, waad ku laaban kartaan degaanadiinii Kooxihii Warsangeli ee orodka ku tegay Laascaanood, oo aan talo tol iyo mid wada tashi toona ku aadin magaaladaas, oo raali ka ahaa in lagu yiraahdi isimadooda maqan loo joojin maaya, ayaa …

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay oo booqasho ku yimid Jubaland. Wafdiga, oo ay ka …

27th November 2026  admin  

Boosaaso : 04 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş. Safarka Waftiga Dowladda Turkiga ayaa daba socday xiriir muddo u dhexeeyey …

27th November 2026  admin  

Wefti ka socda dawladda Turkiga ayaa lagu soo warramayaa in ay gaadheen magaalada Boosaaso Wefti ka socda dawladda Turkiga ayaa lagu soo warramayaa in ay gaadheen magaalada Boosaaso ee xaruunta ganacsiga Putland si ay wada hadal ula yeeshaan madaxda ugu …