
19th July 2026 admin Category :
Yaa idiin yeedhay, waad ku laaban kartaan degaanadiinii

Kooxihii Warsangeli ee orodka ku tegay Laascaanood, oo aan talo tol iyo mid wada tashi toona ku aadin magaaladaas, oo raali ka ahaa in lagu yiraahdi isimadooda maqan loo joojin maaya, ayaa hadda indhaha ku kala qaaday xaqiiqda jirta ee ah in fFirdhiye madaxweynaha maamulka cusub loo doonayo, Cabdirashiidna ku xigeenkiisa uu noqonoyo, oo isagu Xildhibaanada Warsangeli ka soo dhex xulayo Barakacayaasha ku sugan Laascaanood , kuwaas oo dooran doona madaxweynaha.
Maanta qaar badan oo ka mid horjoogayaashii Warsangeli ee is caleemo saaray oo aan cidna metelin ama aan cidna u dirsan Lascaanood qaylo ayeey ka wareen markii lagu yidhi huteelka ma idin ka bixinaa mise waa iska laabanaysaan.
Hoos ka daawo labada reer ee galbeed iyo bari ka dega beesha Warsangeli. Waa Nuux oo Ceerigaabo degta iyo Dubeys oo Boosaaso dega oo ka cabanaya Firdhiye







