Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Garoowe: 09 August 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Elkhidir Daloum, Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta arrimaha Gargaarka ee Hay’addu ka wado Puntland iyo sii xoojinta xiriirka Istaraatijiyadeed …

27th November 2026 admin
Axmed Jaamac Maxamed idiris ayaa noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Kursigii uu ka falaagoobay gudoomiyaha hubaysan ee jabhadda Waqqoyi bari ee madaxweyne Culusoow ka dhex sameeyey degaanada Puntland, Cabdirashiid Jibriil, ayaa lagu bedelay aqoonyahan dhalinyaro ah, kana shaqeeya ha’yadaha …

27th November 2026 admin
Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo qaba Tababaro gaar ah ayaa howlgalo lagu soo afjaraayo Firxad iyo talisyada argagixisada Daac1sh ay ku leeyihiin Toga Baalade ee dhanka Xabley ka wada Deegaanadaasi. Ciidanka ayaana howgalo balaaran ka sameeyay inta uu socday Howgalka …

27th November 2026 admin
Ciidamada Booliska Dowladda Jubbaland, gaar ahaan qeybta ilaalinta xeebaha, ayaa maanta howlgal ballaaran ka fuliyay xeebaha Badweynta Hindiya. Howlgalka oo ay ciidamada adeegsanayeen gaadiidka badda ayaa ujeeddadiisu ahayd ka hortagga falalka amni-darrada iyo la dagaalanka maandooriyaha sida dhuumaalaysiga ah looga …







