17th November 2025  admin  Category :

Garoowe: 09 August 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Elkhidir Daloum, Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta arrimaha Gargaarka ee Hay’addu ka wado Puntland iyo sii xoojinta xiriirka Istaraatijiyadeed ee Puntland iyo WFP.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*