17th November 2025  admin  Category :

Axmed Jaamac Maxamed idiris ayaa noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Kursigii uu ka falaagoobay gudoomiyaha hubaysan ee jabhadda Waqqoyi bari ee madaxweyne Culusoow ka dhex sameeyey degaanada Puntland, Cabdirashiid Jibriil, ayaa lagu bedelay aqoonyahan dhalinyaro ah, kana shaqeeya ha’yadaha dawladeed ee ka jira Puntland.

Axmed Jaamac maxamed Idiris, ayaa loo magcaabay inuu noqdo xildhibaanka bedelaya gudoomiyihii hore baarlamaanka Puntland oo xilkaas iska casilay, markii uu maqlay in mooshin laga kenayo.

Xildhibaanka cusub ayaa ka soo jeeda beeshii uu ka soo jeeday Gudoomiye Cabdirashiid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*