17th November 2025  admin  Category :

Waxaan dhibtan u maraynaa in Laascaanood doorasho ka dhacdo oo madaxweyne Xasan Xildhibaano ka helo,

Sadexda siyaasi ee kala dilay bulshada Puntland ee kala ah Firdhiye, Tima cade iyo Bidhaan, ayaa iyaga oo raali gelinaya kooxda Damul jadiid ee madaxweyne Culusoow hogaamiyo ayaa hadda qirtay in Laascaanood ay ka doonayaam Xildhibaano mar labaad soo doorta madaxweyne Xasan Culusoow.

sadexda siyaasi ayaa sameeyey si kasta oo beelaha Harti ku kala tegi lahaayeen ,haddii Muqdisho laga dalbadona ay dagaal uga dhex ridi lahayeen/

Habeenkii xalay heestii Sool ee sanad ka hore xafladda Garowe laga qaaday, ayaa dhalinyaraddii reer Garowe diideen in loo qaado, taasina waxay ku tusinaysaa waxa soo socda haddan hadda laga hortegin

sanad ka hor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*