Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Waxgaradka Maakhir oo Laascaanood shir ku qabtay: “Madaxweynaha & caasimaddu isma raaci karaan…waxkasta waa in loo sinnaado 50/50, wax …

27th November 2026 admin
Ergaddii Warsangeli oo qiratay inauy akhriyeen Dastuurkii Khaatumo. Cabdilaahi Cabdi Shabeele,, oo horay u ahaa Imaam Masaajid oo maalin ka hor loo magcaabay Gudoomiyaha Guddi la sheegay inay Dastuurka Maakhir soo qoraan ayaa hadda sheegay in Dastuurkii Khaatumo lahayd ay …

27th November 2026 admin
Sawirka kore ayaa ku dhegsanaa halkii shirku ka socday 1- Siyaasiyiinta Khaatumo kama tanasulin astaantii 1- Siyaasiyiinta Dhulbahante kuma tanasulin astaantii Ina cabdale Xasan, uu uu horay u diiday Garaad Maxamuud cali , 80 sano ka dibna uu Maxamuud Siciid …

27th November 2026 admin
Shirkii maamul u samaynta sanaag iyo Sool oo fashilmay Shirkii maamul u samaynta gobolada Sanaag iyo Sool oo ay dawladda federaalku dabada ka riixaysay si ay u wiiqaan maamulka Puntland ,ayaa fashil ku soo dhamaaday, ka dib markii wakiilkii dawladda …







