24th January 2026  admin  Category :

Sawirka kore ayaa ku dhegsanaa halkii shirku ka socday

1- Siyaasiyiinta Khaatumo kama tanasulin astaantii 1- Siyaasiyiinta Dhulbahante kuma tanasulin astaantii Ina cabdale Xasan, uu uu horay u diiday Garaad Maxamuud cali , 80 sano ka dibna uu Maxamuud Siciid Gacamey uu ka diiday Allah u naxariistee intii dhimatay Ammed Saleebaan.

2- Siyaasiyiinta Dhulbahante kama tanaasulin caasimaddaii

3- siayaasiyiinta Khaatumo iyagaa qabanaya Madaxweynaha ,oo waa Fiedhiye.

4- Siyaasiyiinta Khaatumo, Ogayslabe iyo Fiqi shin, Fiqi Shini ayeey doonayaan inay noqdaan gudoomiyaha Baarlamaanka. Sababtoo ah waxay ka mid tahay shuruudaha baarlamaanka ee Hawiyuhu ku xireen

5-Xildhibaanadu waa 79, afartan iyo dhowr khaatumaa qaadanaysa.

6 Astaanku waa tii Khaatumo

7- Dastuurku waa Kii Khaatumo.

8 Xildhibaanada aqalka sare oo dooratay labo xubnood oo qoyskeeda ah. Cabdirashiid iyo Geesood waxay ku heshiiyeen in in wasiirka maaliyaddu no noqdo qof ka oo jeeda Dhahar

Dhanka Warsangeliga Cabdirashiid ayaa madaxweynje ku xigeen.noqonaya iyo wasiirka maaliyadda inta la ogyahay

Warsangeliga Laascaanood joogaa ma laaban doonaan mise bahdilaadan Firdhiye iyo Xasan Culusoow ayeey u xalaalayn doonaan

Sharealanka , uu horay u diiday Garaad Maxamuud cali , 80 sano ka dibna uu Maxamuud Siciid Gacamey ka diiday Allah u naxariistee intii dhimatay Ammed Saleebaan.

2- Siyaasiyiinta Dhulbahante kama tanaasulin caasimaddaii

3- siayaasiyiinta Khaatumo iyagaa qabanaya Madaxweynaha ,oo waa Fiedhiye.

4- Siyaasiyiinta Khaatumo, Ogayslabe iyo Fiqi shin, Fiqi Shini ayeey doonayaan inay noqdaan gudoomiyaha Baarlamaanka. Sababtoo ah waxay ka mid tahay shuruudaha maamul u samaynta ee Siyaasiyiinta Hawiyuhu Culusoow iyo Fiqi ku xireenku xireen

5-Xildhibaanadu waa 79, afartan iyo dhowr khaatumaa qaadanaysa.

6 Astaanku waa tii Khaatumo

7- Dastuurku waa Kii Khaatumo.

8 Xildhibaanada aqalka sare oo dooratay labo xubnood oo qoyskeeda ah. Cabdirashiid iyo Geesood waxay ku heshiiyeen in in wasiirka maaliyaddu no noqdo qof ka oo jeeda Dhahar

Dhanka Warsangeliga Cabdirashiid ayaa madaxweynje ku xigeen.noqonaya iyo wasiirka maaliyadda inta la ogyahay

Waxa is waydiin mudanWarsangeliga Laascaanood joogaa ma laaban doonaan mise bahdilaadan Firdhiye iyo Xasan Culusoow wadaan ayeey u xalaalayn doonaan

All reactions:

2Fatima Dabayalqor and Zekeriye Awaare

Like

Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*