
19th January 2026 admin Category :
Shirkii maamul u samaynta sanaag iyo Sool oo fashilmay
Shirkii maamul u samaynta gobolada Sanaag iyo Sool oo ay dawladda federaalku dabada ka riixaysay si ay u wiiqaan maamulka Puntland ,ayaa fashil ku soo dhamaaday, ka dib markii wakiilkii dawladda Federaalku uu ku dhawaaqay caawa in maalinta berito ah lagu dhawaaqi doono Magaca, Calanka iyo astaanta maamulka yeelanayo oo xitaa dakii la soo khalday ee ka yimid gobolka Sanaag ayna doodna ka gelin ayna war ka ahayd sida Calanku u ekaan doono iyo magaca maamulka.
Sidoo kale si caddadis loo saaro kooxdii gobolka Sanaag laga keenay ilaa saaka waxa lagu lahaa is dabiraya oo iska bixinaya cuntada iyo huteela







