
21st January 2026 admin Category :
Wasiie Geesood oo lagu eedeeyey inuu doonayo saami qaybsi siman
Warar aad loogu kalsoon yahay ayaa u sheegay ALLSANAAG. in Wasiirka Ganacsiga DFS Mohamoud Adan Geesood, oo ka soo jeeday gobolka Sanaag, uu wasiirka arimaha gudaha Cali Xoosh uu ka dacweeyry RW Xamze, wuxuu ku eedeeyey in Geesood wax ka socon waayeen oo uu wax kasta ku doonayo 50 50.
Maalin ka dib markii wasiir Geesood uu ku yidhi Cali Xoosh Afkaagu Maakhir ha barto ayaa Muqdisho looga yeeeay . Laascaanoodna waxa ka biaabmay boob iyo in reer Khaatumo wax kasta qaataan, sababtoo ah Xildhibaankoodii aqalka sare Tma cade oo aad isugu dhow yihiin madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ee doonaya bur burka Puntland iyo wasiirka gobolka Sool Bidhaan oo ku gacan siiyey Geesood in laga musaafurtyo Laascaanood ayaa fursad u helay sadbursigan dadku la yaaban yihiin ee soconayey sadexdii cisho ee ugu danbaysay
See







