Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Shanta suxufi ee ku dhintay duqaynta Israa’iil iyo warbaahinada caalamiga ah ee ay ka tirsanaayeen Saacad ka hor BBC-da ayaa xaqiijisay dhowr muuqaal oo muujinaya laba duqaymo oo ay Israa’iil ku qaadday cisbitaalka Naasir ee Khan Yunis, ee koonfurta Gaza, …

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Culusoow oo heshiis la galay siyaasiyiin aan saamayn lahayn oo horay u soo fashilmay oo Cumar cabdirashiid ka mid yahay Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda midnimada qaran, xasilloonida siyaasadeed, iyo dowlad-wanaagga loo dhan yahay, isla markaana mudnaanta la siinayo geedisocodka …

27th November 2026  admin  

Shacabka reer Badhameed ma horumar ayaa u soo kordhay mise Deni ayaa barakicinaya, Qaar ka mid ah warxumo tashiilka iyo intaan horumarka iyo isbedel jeclayn ayaa suuq cusub ee loo sameeyey degmada Badhan ku sheegay in madaxweynaha Puntland Deni uu …

27th November 2026  admin  

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo Howlgalo lagu xaqiijijinaayo amniga laguna daba joogo firxadka argagixisada Daac1sh ka sameeyay Buuraleyda ku Teedsan magaalada Bosaaso gaar ahaan Toga Girible iyo Gaaca ee Baalade. Ciidanka oo ay Hogaaminaayaan Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare …