Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Cabdirashiid oo sheegay inuu u abaal celinayo Culusow iyo villa Soomaaliya Madaxweyne ku xigeenka loo doortay maamulka Khaatumo Cabdirashiid Jibriil, oo intaan laga baacsan gobolka Sanaag si hoose maleeshiyaad ay lacgtooda bixinayso Dawladda Federaalka uga qoranyey gobolka, ayaa hadda balan …

27th November 2026 admin
Maamulka ay ku midaysan yihiin beelaha Dhulbahante iyo Fiqi shin ayaa dib u doortay hogaamiyahoodii horay xilka u hayey. Hogaamiyihii hore ee maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa mar labaad ku guulaystay hogaanka maamulka Khaatumo, isaga oo helay 62 …

27th November 2026 admin
Allah ha u wada naxariistee Abti Mursal Warsame iyo Cabdi casiis Maxamed ayaa ku geeriyooday dalka Itoobiya Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u kala dirayaan Qoysaskii, ehelkii iyo asxaabtii ay ka kala geeriyoodeen Allah ha u wada naxariistee Mursal …

27th November 2026 admin
“Idaacada ayaan ka maqlay in wasiir layga dhigay” – Prof. Maxamed Siciid Gees ay ku geeriyooday Maraykanka Alle ha u naxariisto Prof. Maxamed Siciid Gees oo 23-kii Agoosto, sabtigii geeriyooday ayaa lagu aasay gobolka Virginia dalka Mareykanka. Prof. Maxamed waxa …







