Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Maxkamad ku taal dal Afrikan ah oo xukuntay in raggu qaadan karaan magaca danbe ee xaaskooda Maxkamadda ugu sarraysa dalka Koonfur Afrika ayaa xukuntay in ragga guursaday ay qaadan karaan magaca labaad ee dumarka ay qabaan, taasoo meesha ka saaraysa …

27th November 2026 admin
Doorashadii Laascaanood ka dhacday waxa ay aheed mid loogu gefay beesha Warsangeli. Hadii qabiil inta uu u yeerto dhawr shakhsi oo ka mid ah qabiil kale, si magacooda loo isticmaalo, waa riwaayado horay u soo gubtay ama u socon waayay. …

27th November 2026 admin
Axmed Cadib,wuxuu ahaa Ninkii watay Maleeshiyadii argagixisada Alshabaab ee weeraray Af-urur PL 2017-kii. Weerarkaas gaadmada ahaa ee ka dhacay Af urur, Sanaag ayaa ,waxaa looga dilay Ciidamada Difaaca Puntland 63-Askari iyo Afar Sarkaal oo lakala oran jiray ( Tusbaxle,Sanga,Deeq Ashkir …

27th November 2026 admin
Xaaska wasiirka arimaha dibada Isaaqland oo maxkamad lasoo tagay loona 1 million oo dollar caruur lagu quudin lahaa oo olalaha cirro xisbiga wadani laga iibsaday booska wasiirnimo aqoonsigii Maraykanku ma tuganimo isu badelay iyo musuqmaasuq …







