Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Maxaa loo waayey cid sheegata fal danbiyeedkii ka dhacay Badhan iyo Ceel buh dhexdooda Allah ha u naxariistee waxa maalintii shalay ahayd gaari uu saarnaa lagu dhuftay sadex gantaal Caaqil Cumar Cabdilaahi Cabdi, oo ka mid ah isimada beesha Warsangeli. …

27th November 2026 admin
Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaah Rajicoon Geeridu waa xaq. Allah ha u naxariisto Caaqil Cumar Cabdilaahi Cabdi, ayaa ka mid ahaa dadki maanta ku dhintay qaraxii loo gaystay gaarigii lagu qarxiyey degaanka hoos taga degmada Ceel buh ee gobolka Sanaag. Nabadoon …

27th November 2026 admin
Diyaaradaha aan Dareewalka lahay oo Gantaal la beegsatay gobolka sanaag Deegaanka jiicanyo ee hoos taga degmada Ceel buh ee gobolka Sanaag, ayaa maantaa diyaaradaha iskood isku wada ee meesha fog laga hago waxay duqeeyeen gaari halkaas marayey. Diyaaradahan oo muddo …

27th November 2026 admin
Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa cod aqlabiyad leh waxyar ka hor ku USAtaageerray xalka labada dawladood iyo dhismaha dawladda Falastiin oo madax banaan The UN General Assembly votes in favour of a resolution demanding an immediate humanitarian ceasefire in …







