Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Qaar ka mid ah Kooxaha Muqdisho ee ku gabada Diinta islaamka, ayaa sheegay inay nacladayaan cid kasta oo mudaharaad ay ku diidan yihiin madaxweynaha Soomaaliya ka sameeya Muqdisho maalinta berito ah …

27th November 2026  admin  

Diblomaasiyiintii ka sooqayb gashay kalfadhiga 80-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa dhabarka u jeediyey Netanyahu markuu uu khudbaddiisa bilabay BREAKING: Diplomats walk out as Israeli PM begins UN speech. https://t.co/zzUfqh2A6v 📺 Sky 501, Virgin 602, …

27th November 2026  admin  

Nin ay mar si weyn isku hayeen Trump oo dacwado lagu soo oogay Guddi xeerbeegti heer federaal ah oo fadhigiisu yahay gobolka Virginia, ayaa ku soo oogay agaasimihii hore ee FBI-da James Comey laba dacwadood oo la xiriira marag been …

27th November 2026  admin  

Abdirisaaq Mohamed Saleebaan ayaa tooreey ku dilay Allaha u naxariisto ee Falus Ali magaaladda Saint Cloud ee gobolka Minnesota . Allaha u naxariisto ee Falus Ali ayaa la sheegay in ay Uur Labbo bilood ah lahayd, waxayna u dhimatay dhaawac …