Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Madaxweyne taageero u muujiyey Falastiin oo Maraykanku sheegay inuu Fiisaha kala laabanayo Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay fiisaha kala noqon doonto madaxweynaha dalka Colombia Gustavo Petro oo dalkaasi u tagay ka qayb galka meertada 80-aad ee shirka Golaha loo dhan …

27th November 2026  admin  

Booliiska Dubai oo soo xiray madaxii ka ganacsiga galmada ee ay BBC-du kashiftay Digniin: Waxaa ku jira macluumaad iyo qeexitaanno falal galmo oo aad dhibsan karto. BBC-da ayaa fahansan in maamulaha shabakad ka ganacsiga galmada oo xun oo ka faa’ideysan …

27th November 2026  admin  

Waxaa la xiray nabadoonno ka badan 20 iyagoo ka tashanaya arrimaha ka jira dalka. Waxay ahaayeen nabadoono xili adag waqtigooda u huray dadku inay wada noolaadaan. …

27th November 2026  admin  

Xasan Ciraaqi oo ahaa sarkaalkii hoggaaminayay ciidankii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku weerartay deegaanka Raaskaambooni ee Jubaland bishii December 2024, oo markii isaga iyo ciidankii uu watay ee Muqdisho laga soo diray loo xoog sheegtay oo laga awood roonaaday ahaa …