Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo u muuqda inay u socon wayday dhaqankiisii ahaa loo joojin maayo …

27th November 2026 admin
Dagaalkii ka socday Godka Jilacoow ayaa istaagay Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxay halka uu ka dhacay qarax ee Godka Jilocoow ayaa sheegay in ay istaagtay rasaastii ka socotay xabsiga. Sida la sheegay waxaa dhacay dhowr qarax ka hor …

27th November 2026 admin
Xamaas oo aqbashay siidaynta maxaabiista Israa’iil Xamas ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay sii deynta dhammaan maxaabiista Israa’iil; kuwa nool iyo meydadka kuwa dhintayba, iyagoo uga gol leh joojinta duullaanka Israa’iil ee Qasa iyo in ciidamadeeda si buuxda uga …

27th November 2026 admin
Shiinaha ayaa xariga ka jaray Buundaddii aduunka ugu dheerayd, Huajiang Grand Canyon Bridge oo Webiga Beipan ka saraysa 625m- ku dhowaadna 10 jeer ka dheer buundada San Francisco’s Golden Gate. China has opened the world’s tallest bridge, the Huajiang Grand …







