
17th August 2026 admin Category :
Xamaas oo aqbashay siidaynta maxaabiista Israa’iil
Xamas ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay sii deynta dhammaan maxaabiista Israa’iil; kuwa nool iyo meydadka kuwa dhintayba, iyagoo uga gol leh joojinta duullaanka Israa’iil ee Qasa iyo in ciidamadeeda si buuxda uga baxaan dhulkaas, sida ku xusan qorshaha is-weydaarsiga ee uu soo jeediyay Donald Trump.







