Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Ciidamo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta DPL ayaa tababar looga furay xerada Tababarada Badhan ee Gen. Giriin. Taliye ku-xigeenka Ciidanka Daraawiishta DPL Gen. Cabdiraxmaan Maxamed Ilig. Afhayeenka Howgalka Hilaac Gen. Faadhigo La-taliyaha Madaxweynaha Gen.Jaamac Indhayare Gen Dhakuul Bayr Agaasime Sadaam Burgal …

27th November 2026 admin
Ma maamulkii Puntland ee uu Gudoomiyaha ka ahaa ayaa noqday Majeerteeniya Madaxweyne ku xigeenka Waqooyi bari Cabdirashiid Jibrii ayaa ku sheegay maamulka Puntland,Majeerteeniya, waa maamulkii uu ka noqday gudoomiye baarlamaan iyo afhayeenka dawladda. Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Cawl …

27th November 2026 admin
Mulkiilaha Waqqoyi bari oo ka caraysan nabadaynta Ceerigaabo ayaa sheegay inay ku darsanayaan Galmudug. Mulkiilaha maamulka Waqooyi Bari, ahna gudoomiye ku xigeenka aqalksa sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdulaahi Tima cade, oo la mid ah kooxda madaxweynaha Soomaaliya kala shaqeeya bur …

27th November 2026 admin
Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee kormeerka shaqo ku jooga Gobolka Haylaan ayaa caawa kulan muhiim ah la yeeshay bulshada rayidka ah ee Dagmadda Buraan. Kulankan oo ka dhacay Degmada Buraan waxaa ka qaybgalay Maamulka Degmada, xubno ka tirsan Golaha …







