
16th November 2025 admin Category :
Mulkiilaha Waqqoyi bari oo ka caraysan nabadaynta Ceerigaabo ayaa sheegay inay ku darsanayaan Galmudug.
Mulkiilaha maamulka Waqooyi Bari, ahna gudoomiye ku xigeenka aqalksa sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdulaahi Tima cade, oo la mid ah kooxda madaxweynaha Soomaaliya kala shaqeeya bur burka Puntland iyo Jubbaland oo noqday hub loo isticmaalo beesha Daarood, ayaa hadda isaga oo diidan nabadaynata magaalada Ceergaabo wuxuu sheegay sababtii uu beesha Habar gidir Gudoomiyaha uga siiyey Maamulkiisa inay ahayd mataanaynta beelaha Habar gidir iyo Dhulbahante.







