
16th November 2025 admin Category :
Ma maamulkii Puntland ee uu Gudoomiyaha ka ahaa ayaa noqday Majeerteeniya
Madaxweyne ku xigeenka Waqooyi bari Cabdirashiid Jibrii ayaa ku sheegay maamulka Puntland,Majeerteeniya, waa maamulkii uu ka noqday gudoomiye baarlamaan iyo afhayeenka dawladda.
Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Cawl , oo ahaa Xildhibaan beesha Warsangeli ku metela Baarlamaanka maamulkaas, ayaa maanta isaga oo khudbadeenaya wuxuu yidhi hadal sida muuqatay lagu khasbay oo markii uu sheegayey ay kalsooni daro iyo isku yaac ka muuqatay muuqaalkiisa, kaas oo ahaa in maamulkii xlka ugu sareeya ka hayey ku sheegay magac aan kiisii ahayn iyo Majeerteeniya.







