15th November 2025  admin  Category :

Ciidamo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta DPL ayaa tababar looga furay xerada Tababarada Badhan ee Gen. Giriin.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Daraawiishta DPL Gen. Cabdiraxmaan Maxamed Ilig. Afhayeenka Howgalka Hilaac Gen. Faadhigo La-taliyaha Madaxweynaha Gen.Jaamac Indhayare Gen Dhakuul Bayr Agaasime Sadaam Burgal iyo Saraakiil kale ayaa ka qaybgalay Faritaanka Tababarka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*